Guddiga doorashooyinka oo soo saarey jadwalka hadaljeedinta musharaxiinta

Muqdisho (WDN)- Guddiga isku dhafka ah ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyey diiwaangelinta musharaxiinta, iyaa oo saarey jadwalka hadaljeedinta musharaxiinta utaagan xilka madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Hadaljeedinta musharaxiinta oo qaadanaysa 2 maalin ayaa waxaa maalinka 1-aad hadal jeedinaya 20 musharax oo midkiiba uu fursad uhelayo 15 daqiiqo, halka maalinta 2-aad ay hadal jeedin doonaan 19 musharax oo ah sidoo kale 15 daqiiqo hadlaya musharaxiiba.

Halkaan ka eeg jadwalka guddiga soo saarey :

Leave a Reply

Your email address will not be published.