Muqdisho ( WDN) Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saarey awaamir khuseysa laamaha kala duwan ee amaanka Soomaaliya, waxaana la farey dhamaan ciidamada kala duwan ee Soomaalida in ay si KMG ah u baneeyaan Teendhada Afasiyooni iyo deegaanada ku hareeraysan.
Bayaanka guddoonka waxyaabaha lagu sheegay waxaa ka mid ah in ciidamada xoogga dalka iyo nabadsugidda qaranka ay u xilsaaranyihiin sugidda amniga gudaha caasimadda iyo dibeddeeda.
Bayaanka guddoonka soo saarey kala soco halkaan:

