Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 480
Post

Guddoonka labada Aqal oo kulan la qaatay ATMIS & Booliska Soomaaliya ku aadan sugida aminga doorashada xilli Bandow lagu soo rogey Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)  iyo guddoomiyaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatey saraakiisha hawlgalka ATMIS iyo ciidamada Soomaaliyeed, waxayna kula dardaarmeen sidii ay isaga kaashan lahaayeen sugidda amniga doorashada dhici doonta maalinta berri ah 15-ka May  oo saacado kooban ka harsantahay. Labada guddoomiye oo kulanka...

Post

Guddiga doorashada oo ugu baaqay musharaxiinta soo gudbinta wakiilada cod tirinta

Muqdisho (WDN)- Guddiga isku dhafka ah ee doorashada Soomaaliya ayaa soo saarey fariin ku socota musharaxiinta xilka madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo ku aadan soo gudbinta musharax waliba wakiilka codka u tirinaya. Guddiga ayaa tilmaamay in musharaxiinta looga baahanyahay in ay waqtiga dhawraan waxa uuna qoraalkiisa ku yiri “Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa...

Post

Somalia’s protracted political instability and fragility design

By Abdulhalim Rijaal The politics of Somalia is like an old, worn-out car, where owners think the problem is with the driver! Somalia is gearing towards choosing a president through an indirect election, of a Parliamentary selection on Sunday, May 15, 2022 after a much-delayed chaotic process that took more than a year of political...

Post

Somali parliament to choose next president on Sunday

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s presidential election is way behind schedule, but after nearly a year-and-a-half of political wrangling, Somalis will finally have a new leader on Sunday. The presidential election committee, which comprises members from both houses of parliament, is organizing the election, and the venue and stage have already been set up at Afasiyoni,...

Post

Farmaajo stands on shaky ground as Somalia goes to the polls on Sunday

By David Okwembah and Fowzia Mohamoud; The Standard On Sunday, Somalia presidential elections will take place, as announced by the Presidential Election Committee led by the Prime Minister Mohamed Hussein Roble, after numerous hurdles, including insecurity and deaths of sitting MPs, as well as aspirants. The election coincides with the anniversary of the Somali Youth League...

Post

Hadaljeedinta musharaxiinta oo soo gabagabowdey iyo Shariif Sheekh Axmed oo xubinimada golaha loo dhaariyey

Muqdisho (WDN)- Waxaa maanta Teendhada Afasiyooni ee magaalada Muqdisho lagu soo gunaanadey hadaljeedinta musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya u tartami doonta maalinta Axadda ee 15-ka bishaan May. Waxaana maanta hadalkeediyey musharaxiin 19 gaaraya. Hadaljeedinta musharaxiinta ayaa ay kusoo bandhigayeen qorshe hawleedkooda haddii xilkaas loo doorto, waxaana musharaxiinta maanta ka mid ahaa madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaadey ee...

African Union plans military drills of continental security force in 2023
Post

African Union plans military drills of continental security force in 2023

ADDIS ABABA, Ethiopia- The African Standby Force (ASF) will conduct military exercises in 2023 to enhance the continent’s capacity to tackle rising terrorism and violent extremism, the African Union (AU) said on Thursday. The decision was made during a meeting organized by the AU Political, Peace and Security Commission in Ethiopia’s capital Addis Ababa, which...

Post

Wareeggii 1aad ee hadal jeedinta musharaxiinta oo lasoo gabagabeeyey

Muqdish (WDN)- Wareegii 1aad ee hadaljeedinta musharaxiinta ayaa maanta lasoo gabagabeeyey ayadoo xubnaha labada aqal ay dhagaysteen 20 musharax waxaana si aad ah loo adkeeyey amniga goobta doorashada Teendhada Afasiyooni ee deegaanada ku geedaaman. Inkasta oo musharax walba uu soo bandhigey qorshihiisa shaqo haddii xilkaas loo doorto, hadana waxaa kuu muuqanaya in balanqaadyada musharaxiinta inta...