Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 466
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo safarkiisii 7-aad ku gaarey magaalada Qaahira

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safarkiisii 7aad ku gaarey caasimadda dalka Masar ee  Qaahira, oo  uu martiqaad rasmi ah ka helay. Madaxweynaha ayaa inta uu Qaahira ku suganyahay waxa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa dhigiisa Masar Cabdulfataax Alsiisii iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda dalkaasi ka tirsan,...

Qarax xoogan oo dhimasho iyo dhaawac dhaliyey oo ka dhacey degmada BuuloBurde ee gobolka Hiiraan
Post

Qarax xoogan oo dhimasho iyo dhaawac dhaliyey oo ka dhacey degmada BuuloBurde ee gobolka Hiiraan

Muqdisho (WDN)- Qarax xooggan ayaa lagu soo waramayaa in lala eegtay ciidamo ka tirsan ciidan Soomaaliya oo ku sugnaa bar kantorool oo ku taala duleedka degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ee maamulka Hirshabeelle, halkaas oo uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheeegay in 3 askari oo ciidamada xoogga Soomaaliya...

No Justice No Peace in Somalia
Post

No Justice No Peace in Somalia

By Abdisalam Ali Farah (Biligsey) A Somali Dictum says:  “Rag caddaalad waayaa Sidii Cawsha kala Yaac” (Roughly meaning: Like a bunch of frightened gazelles people living in unjust society are torn asunder) We often talk about the collapse of the Somali State structure in 1991 and the widely-spread out negative images it left behind: fratricidal...

A leftist Ideologue and Modernist Who Wanted to Transform Somalia but Ended Up in Jail : A Book Review
Post

A leftist Ideologue and Modernist Who Wanted to Transform Somalia but Ended Up in Jail : A Book Review

Reviewd by Abdirahman Issa Book: Back to MogadishuAuthor: Mohamed Aden SheikhPublished Independently published Pages: 389 Publication date: ‎2021 Mohamed Aden Sheikh was a surgeon by profession and educated in Italy. He served a long time as Minister of Health and later for a brief stint as Minister of culture and information for The Military regime ....

Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho uga bilaabantayTanzania kana qeybgeli doona shirka iskaashiga Dalladda Bulshada Bariga Afrika

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u ambabaxey dalka Tansaaniya oo uu ka helay martiqaad rasmi ah si uu uga qeybgalo shirka dalalka ku midoobey  dalladda bulshada Bariga Afrika ( EAC) oo ka furmi doona magaalada Aruusha. Sida lagu sheegay qoraal madaxtooyada Soomaaliya kasoo baxey Madaxweyne Xasan ayaa uga warbixin...

Post

Ra’iisal Wasaare Xamse oo sheegay in Dowladdiisu qaadi doonto dagaal ka dhan ah kooxaha argagixisada

Muqdisho (WDN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka furmey magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Kaasi oo ay kasoo qeybgaleen xubno ka socda golaha ammaanka iyo nabadda ee Midowga Afrika oo uu hogaaminayey safiirka Jabuuti u fadhiya Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Heybe....

Post

Somalia says 5,000 missing soldiers to come home soon from Eritrea

MOGADISHU, (Reuters) – Somalia will soon bring home 5,000 men it sent to train in Eritrea as soldiers, a government spokesperson said on Tuesday, after months of protests by the men’s parents claiming they had been recruited under false pretences and held captive. Initial reports that thousands of men had gone missing provoked protests in...

Post

Xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo markii ugu horeysay beenisey in ciidamada Ereteriya tababarka ug maqan loo adeegsadey dagaalada Tikreega

Muqdisho (WDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Md. Cabdikariim Cali Kaar,  ayaa beeniyey wararka sheegaya in ciidanka Soomaaliya loogu soo tababarayo dalka Ereteriya loo adeegsadey dagaaladii ka dhacey gobolka Tikree ee u dhaxeeyey dowladda Itoobiya iyo jabhadda Tikreega. Md. Cabdikariim ayaa tilmaamay in wararkaasi ay beenoobeen kadib markii Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho ku tagey dalka...

Post

Shil dayaaraddeed oo ka dhacay garoonka Muqdisho iyo Xasan sheekh oo dalka dib ku soo laabtay

Muqdisho (WDN)- Waxaa maanta garoonka dayaaraddaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxa ka dhacey shil dayaaradeed oo sababey khasaaro xoog leh, kadib markii mid ka mid ah diyaaraddaha shirkadda Jubba Airways ay maanta ku burburtey Garoonka. Dhamaan dadkii rakaabka ee saarnaa diyaaradda ayay suurto gashay in la badbaadiyo. Dayaaraddan oo siddey rakaab...