Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 467
Oil and GAS Opportunities in Somalia
Post

Oil and GAS Opportunities in Somalia

By Arabey Hashi Abdi Background. Somalia is a coastal nation in East Africa. The official language is Somali and the second language is Arabic. The country was formerly known as the “Somali Democratic Republic” before the country collapse in 1991. Somalia occupies a strategic location on Horn of Africa along southern approaches to Bab el...

Post

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo war kasoo saarey weerarka Ismiidaaminta ee Jowhar ka dhacey

Muqdisho (WDN)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre, ayaa ka hadlay qaraxa ka dhacey xarunta KMG ah ee maamulka Hirshabeelle ee magaalada Jowhar, kaasi oo dhimasho,dhaawac iyo burbur hantiyeed oo baaxad leh geystay. Ra’iisal Wasaaraha oo la hadlay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe, ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintey weerarka ismiidaaminta, isagoo caafmaad...

Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tagey dalka Jabuuti

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha ee Ambouli International Airport ee magaalada  Jabuuti, Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, xubno ka tirsan Golaha wasiirrada dalkaas, saraakiil ciidan.waxaana halkaas madaxweyne Xassan Sheekh Salaan...

Post

Somalia reopens miraa trade, allows in Kenya Airways as ties warm

Somalia on Friday July 15 allowed the resumption of miraa exports from Kenya and permitted Kenya Airways to start scheduled flights to Mogadishu in the latest sign of improving ties between the two countries. The decision arose from a meeting between President Uhuru Kenyatta and his Somali counterpart Hassan Sheikh Mohamud, in Nairobi. The two had also...

Post

Uhuru holds bilateral reviews with Somalia President Mohamud

President Uhuru Kenyatta on Friday met with his Somalia counterpart, Hassan Sheikh Mohamud at the State House. The two Heads of state held bilateral talks and signed deals to help maintain peace between the nations. “They reviewed a wide range of bilateral, regional and multilateral issues, with emphasis on strengthening the existing bilateral ties between...

Post

Kenya iyo Soomaaliya oo gaarey is afgarad ku aadan xoojinta xiriirka labada dal

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Md. Uhuru Kenyatta ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalkaas Kenya  ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga labada shacab ee dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya. Labada Madaxweyne ayaa gaarey is afgarad  ku aadan xoojinta...

Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagey Kenya

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqsho ku tagey dalka Kenya kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka heley dhiggiisa Kenya Md. Uhuru Kenyata. Madaxweyne Xasan ayaa dhiggiisa Kenya Md. Uhuro Kenyata la yeelan doona wada hadallo ku saleysan sidii loo xoojin lahaa sarena loogu qaadi lahas iskaashiga iyo xiriirka...