A body charged by the Ethiopian government to look into possible peace negotiations with Tigrayan rebels has held its first meeting, a top aide to Prime Minister Abiy Ahmed said. The seven-member committee, headed by Deputy Prime Minister and Foreign Minister Demeke Mekonnen, “has started work”, Redwan Hussein said on Twitter after Tuesday’s meeting. “It...
Author: WDN
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtey kadib booqasho uu ku tagey Ereteriya heshiisna la saxiixday
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey, kadib booqasho maalmo qaadatey oo uu ku tagey dalka Ereteriya. Madaxweyne Xasan ayaa heshiisyo dhinacyo badan taabanaya kusoo saxiixey dallkaasi Ereteriya, isagoo sidoo kale soo kormeerey ciidamada xooga dalka oo tababarka loo geeyey dalkaasi. Heshiiska labada madaxweyne ay saxiixeen...
Boosaaso: Iska horimaad ka dhashay gargaar ay waday gudoomiye ku xigeenka 1-waad ee Golaha Shacabka
Muqdisho (WDN)- Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Salaad ayaa gaartey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland, ayadoo lagu soo waramaayo in shaqaaqad xooggan uu imaatinkeedu keenay. Diyaarad ay la socotay Xil. Sacdiyo, oo siday gargaar bani’aadanimo, ayaa loo diiday in ay degto gegida diyaaraddaha ee mgagaalda Boosaaso. Maamulka Puntland...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqdey ciidamada Soomaalida ee tababarka u jooga Ereteriya
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii 2aad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Ereteriya, ayaa maanta booqdey ciidamada xooga dalka ee tababarka u joogey dalkaasi muddo laba sano ah. Madaxweyne Xasan oo uu weheliyo dhiggiisa Ereteriya essias efewerk, ayaa salaan ka qaatay ciidamo Soomaali ah oo dalkaas tababar u...
Tanzanian entrepreneur Dewji plans $2-4 billion grains production investment via SPAC
LONDON, (Reuters) – The head of one of Tanzania’s biggest firms, Mohammed Dewji, said he plans to float an agriculture company worth up to $4 billion in New York or London next year, with money raised mainly from development banks. Russia’s invasion of Ukraine in February sent global grain and fertiliser prices soaring, though they...
The Somali nation and the curse of the colonial legacy
By Mohamed Garad The world we live in is full of mysterious events that sometimes change our perception of the globe forever. Among the events that sparked astound interests that the world has witnessed recently is the discovery of the archaeological remains of the great civilization of the Aztecs in Mexico City, Mexico. It was...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagey Ereteriya
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Isaias Afwerki. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa qaadan doona wada-hadallo dhinacyo badan taabanaya, arrimaha ciidamadii tababarka loogu qaaday...
Former Japanese PM Shinzo Abe assassinated during a speech
NARA, Japan (AP) — Former Prime Minister Shinzo Abe was assassinated Friday on a street in western Japan by a gunman who opened fire onhim from behind as he delivered a campaign speech — an attack that stunned the nation that has some of the strictest gun control laws anywhere. The 67-year-old Abe, who was Japan’s longest-serving...
Somalia and Turkey Sign an Agreement on In-Kind Support for the Construction of the Somali Embassy and its Facilities in Ankara
ANKARA, Turkey (APO Group) The Acting Foreign Minister and State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Balal Mohamed Cusman, signed today in Ankara an agreement on in-kind donation support with the Turkish Minister of Environment, Urbanisation and Climate Change, H.E. Murat Kurum, in the presence of the presidents of the two brotherly countries,...
Midowga Yurub oo ansixiyay deeq ku wajahan hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya
Muqdisho (WDN)- Guddiga Siyaasadda iyo Ammaanka Midowga Yurub, ayaa ansixiyey lacag gaareysa 120 milyan oo UERO in lagu daro taageeeradii dhaqaale ay siin jireen Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaliya ee ATMIS. Taageerada dhaqaale ee uu siinayo Midowga Yurub Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa gacan ka geysan doona gunnooyinka Askarta howlgalka ATMIS, si ay awood...
