W/Q Mahad Siciid Maxamuud Jebiye Dulucda qoraalka (abstract) Tan iyo markii uu soo ifbaxay dhiganihii yaabka lahaa ee dalmareenkii Giriiga ee “Periplus of the Erythraean Sea” (ερίπλους τῆς Ἐρυθρᾶς Θαλάσσης) oo si weyn loogu faahfaahiyey ganacsigii xabkaha iyo Cananada udgoonka iyo alaabooyinkii kale ee naadirka ahaa ee laga dhoofinayey xeebaha dhulka Soomaalida. Taasi oo ku...
Author: WDN
Ethiopian PM says he has agreed with Sudanese leader to settle dispute
NAIROBI, (Reuters) – Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and the military leader of neighbouring Sudan said on Tuesday they had reached an agreement to peacefully settle all issues, following the most recent flare-up connected to a border dispute late last month. However, the long-running dispute over a contested fertile border region, al-Fashqa, was not mentioned,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhawayn heersare ah loogu sameeyey madaxtooyada Ankara
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn hab maamuus sare leh, loogu sameeyay aqalka madaxtooyada Turkiga ee Ankara. Halkaas oo uu salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Turkiga , waxaana loo riday 21 madfac oo lagu soo dhaweenayay. Md. Xasan Sheekh ayaa dhigiisa...
Massive fire destroying iconic Gaacidh forest in Somalia
MOGADISHU, Somalia A wildfire in the Gaacidh forest in the eastern Sanaag region of Somaliland in Somalia is burning from an undetermined cause, authorities said Tuesday. The fire in the forest that is described as one of the most beautiful in the region and home to unique trees and dozens of fauna started two days ago...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dawladiisu qorshe cusub ku wajahayso Alshabaab
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka sheegay dalka Turkiga oo uu booqasho rasmi ah ku joogo in dowladiisu diyaarisey siyaasad cusub oo lagu wajahayo dhaqdhaqaaqa Alshabaab oo qeybo badan oo Koonfurta Soomaaliya ka arrimiya. Md. Xasan Sheekh ayaa tilmaaay in dowladda Federaalka ay weli diyaar u tahay in ay...
Somalia: Drought, Environmental Degradation, and Illusive Development-Part I
By Faisal Roble Introduction Somalia has become synonymous with a drought-stricken country. But it was not always like this. What happened and what to do about Somalia’s recurrent droughts or famine is of immense interest. In part I of this essay, we will shed light on the origins and causes of famine, and in part...
Ra’iisal Wasaare Xamse oo magacaabay la taliyeyaal iyo agaasimeyaasha xafiiskiisa
Muqdisho (WDN)- Raisalwasaaraha xukuumadda Federaalla Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabistii horeysay sameeyey isagoo magacaabey la taliyeyaal iyo agaasimayaasha xafiiskiisa. Xubnahaan uu magacaabay ra’iisalwasaare Xamse ayaa kala ah : 1. Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raisalwasaaraha- Md. Maxamed Abuukar Zubeyr 2- La Taliyaha Amniga – Kamaal Guutaal. 3- La Taliyaha Arrimaha Dib u heshiisiinta – Cali...
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo aqoonsi siiyey labo bangi oo caalami ah oo dalka ka hawlgeli doona
Muqdisho (WDN)- Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta qoraal uu soo saarey ku sheegay inuu siiyey laba Bangi oo caalami ah shattiyadii ay gudaha dalka uga hawlgali lahaayee, kadib markii ay mareen hanaanka hubinta Bangiga isla markaana ay soo buuxiyeen shuruudaha aasaasiga ah u ah Bangiyada shisheeye ee dalka faracyada ka furanaya. Labada Bangi ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxey dalka Turkiga
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxey dalka Turkiga oo uu ka helay casuumaad rasmi ah dhigiisa dalkaTurkiga Md. Recep Tayyip Erdogan. Md. Xasan Sheekh iyo Erdogan ayaa ka wadahadli xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dowladood, iskaashiga miro-dhalka ah ee labada dal, amniga, ganacsiga iyo dhibaatootinka abaaraha Soomaaliya...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo fasax galay xilli ansixinta golaha wasiirada uu dib u dhac ku yimid
Muqdisho (WDN)- Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa fasax maalmo kooban ah galay, kaasi oo ku aadan xajka iyo maalmaha Ciidda Carafa sida lagu sheegay qoraal guddoonka Baarlamaanka soo saarey xilli magaalada Muqdisho ay ka socdaan kulamo iyo daddaalo ku aadan xulista Golaha Wasiiradda. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa fasaxa u bilaabinaya 1-da Luulyo waxa uuna ku...

