Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 470
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariin xaaladda Abaaraha Soomaaliya u diray Jaamacadda Carabta

Muqdisho (WDN)- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka  Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha iyo Gargaarka Bini’aaminimada Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa fariin uu ka sidey madaxweynaha Soomaaliye u gudbiyey xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abulqeyd. Taasi oo ku aadan wax ka qabashada dhibaatooyinka Abaaraha ee Soomaaliya iminka ka jira. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya...

Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo munaasabada Xoriyada iyo Midowga labada gobol ee Soomaaliya shacabka ugu baqay in ay isu gaargaaraan xaaladda Abaaraha

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan dawladiisu, ayaa maanta ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho xilli si aad ah loogu xusey munaasabadda 1-da Luulyo ee Midowga labada gobol ee Woqooyiga iyo Koonfurta Soomaaliya. Madaxweynaha oo hadal kooban goobta ka jeediyey ayaa hambalyo u...

Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey miisaaniyadda dalka sanadka 2022

Muqdisho (WDN)- Xildhibaanada labada aqal ee golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey miisaaniyadda dalka sanadla 2022 oo muddo 3 maalin ah ay ka dooddayeen. Xubnaha labada Aqal ayaa muddo 2 maalin waydiinayey Wasiirka maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle su’aalo adag oo la xariira miisaaniyadda iyo xisaab xirka miisaaniyadda dalka. Xubnaha Labada Aqal ayaa ku...

The Hassan- Hamza administration ushering in a paradigm change
Post

The Hassan- Hamza administration ushering in a paradigm change

WardheerNews Editorial As millions of Somalis are celebrating the dual events of the 62nd birthday of their nation and the coming of a new administration during the week of June 26 through July1, WardheerNews could not miss but reflect some of the daunting tasks at hand. Many feel that with the right moves, President Hassan...

Post

Somaliland Election issue: Confusion or Arrogance?

By Abdirazak Osman It is a well-established conception that Somaliland has developed peaceful and democratic sensibilities for the last 20 years; this progressive intentionality has deservedly earned them regional and international commendations. One of the successes that augmented this democratic aspiration is its local originations and public desires.  Nevertheless, there is a consistent critique in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehliyo RW Xamse oo ka waramay xaaladdiisa caafimaad
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehliyo RW Xamse oo ka waramay xaaladdiisa caafimaad

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raisal Wasaarihiisa Xamse Cabdi Barre, ayaa fariin u jeediyey shacabka Soomaaliyeed oo ku aadan xaaladiisa caafmaad . Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ka boogsoodey xanuunka Covid- 19 kadib baaritaan lagu sameeyey oo laga waayey, waxa uuna uga mahadceliyey shacabka Soomaaliyeed ducadooda . Md....

Post

Ra’isalwasaare Xamse oo xilka si rasmi ah ula wareegay, booqashana ku tagay goobta loo qorsheeyay golaha wasiiraadda

Muqdisho (WDN)- Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah xilka ugula wareegay Ra’iisul Wasaarihii hore  ee xukuumada xilgaadhsiinta Md. Maxamed Xuseen Rooble. Xaflada xil wareejinta ayaa ka dhacday xafiisla Ra’iisal Wasaaraha ee Villa Soomaaliya, ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha cusub ee DFS Md. Xasan Sheekh ayaa u...

Post

Raila Odinga: Azimio government will reopen Kenya-Somalia border

Azimio presidential candidate Raila Odinga has promised northern Kenya residents that he will re-open the Kenya-Somalia border to boost trade. Odinga who spoke during a rally at Habaswein in Wajir County yesterday also vowed to improve security since insecurity has been the major reason for underdevelopment in the region. “My government is going to open...

Post

Dawladda Soomaaliya oo sheegtey in kharashaadkii xuska maalmaha xorriyadda loo weeciyey gurmadka abaaraha

Muqdisho (WDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar, ayaa sheegay in wax badan laga badaley siyaasadda dawladda isla markaana Kharashdkii dawladda ugu talo gashay in lagu qabto xafladaha lagu xusaayo maalmaha xorriyadda loo weeciyey in loogu gurmado dadka abaaruhu waxyeeleeyeen ee Soomaaliya. Afhayeenka ayaa sheegay in madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud uu...

Post

Viewpoint: Somalia’s 2022 Election: Implications for the HoA Region

By Faisal Roble If the late professor Mesfin Woldemarian penned “Somalia: The Problem child of Africa” to defend Derg policies in 1977, it is fitting for a rejoinder to write “Somalia: The Emerging Light of Electoral Democracy.” After the election of Hassan Sheikh Mohmoud, many people in the region saw a glimmer of hope in...