Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 465
Post

Alshabaab oo dad ay ku eedeeyeen basaasnimo ku toogtey gobolka Bay

Muqdisho (WDN)- Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab ayaa goob fagaare ah deegaanka Buulaay ee gobolka Bay; ku toogtey 7 ruux ay ku sheegeen in ay u basaasayeen Maamulka Koonfur Galbeed iyo laamaha sirdoonka shisheeye ay gacan saarka leeyihiin. Dadweyne tiro badan ayey isugu keeneen fagaaraha toogashadu ka dhacaysay. Taasi oo lagu cabsi gelinayo bulshada maamulkaas oo maalmahaan...

Post

Ethiopian airstrikes hit terrorist-controlled border region in Somalia: Local media

MOGADISHU, Somalia – A fighter plane believed to belong to the Ethiopian military on Saturday carried out an airstrike in a Somali border region reportedly controlled by terrorist group al-Shabaab, local media reported. The airstrikes took place in the southwestern town of Garaswayne located on the outskirts of Hudur, capital of the Bakol region. Adan...

Post

Ciidamada xoogga iyo ATMIS oo hawlgal ka dhan ah Alshabaab ka bilaabay Shabeelaha Hoose

Muqdisho (WDN) Ciidamada Xoogga Dalka (SNA) iyo ciidanka hawlgalka midowga Afrikaa ee ATMIS oo is kaashanaya, ayaa hawlgal wada jir ah ka qaadey ay ku beegsadeen maleeshiyada xagjirka ah Alshabaab deegaanada u dhaxeeya degmooyinka Baraawe iyo Shabeelle. Goobahaas oo saldhigyo ciidan u ahaa xubno kooxda Alshabaab ka tirsan. Taliyaha ururka 25-aad ee xoogga dalka Gaanshaanle Sare...

Shir looga hadlayo sidii looga faaideysan lahaa kheyraadka biyaha oo ururka goboleedka IGAD oo Muqdisho uga furmey
Post

Shir looga hadlayo sidii looga faaideysan lahaa kheyraadka biyaha oo ururka goboleedka IGAD oo Muqdisho uga furmey

Muqdisho (WDN)- Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa maanta martigelisey shir ururka gobolleedka IGAD ka yeelanayo ka faa’iideysiga khayraadka dabiicida ah ee biyaha, sida wabiyada iyo badda. Waxaa si rasmi ah u furey shirka Wasiirka kalluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Bidhan Warsame. Shirkaan oo ah aqoon is weydaarsi ayaa noqonaya kii ugu horeeyey Soomaaliya lagu...

Post

World Bank approves 100 mln USD grant for Somalia’s reform efforts

The World Bank has approved a 100-million-U.S.-dollar grant to help Somalia’s reform efforts and strengthen fiscal transparency and boost revenue. “This operation will increase the government’s fiscal space to respond to the drought situation while continuing to support reforms that advance progress toward attaining debt relief,” World Bank Country Manager for Somalia Kristina Svensson said...

US Warns Al-Shabab Attack on Ethiopia ‘Not a Fluke’
Post

US Warns Al-Shabab Attack on Ethiopia ‘Not a Fluke’

Somalia into Ethiopia appears to have been “largely contained,” according to a senior U.S. military official, though he cautioned that the terror group was likely planning more such attacks in coming months. Almost 500 al-Shabab fighters first crossed into eastern Ethiopia last week, clashing with Ethiopian forces along the border. U.S. assessments suggest they may...

Xasan Sheekh iyo Xamse oo kulan wada tashi ka yeeshay dhismaha golaha wasiirada
Post

Xasan Sheekh iyo Xamse oo kulan wada tashi ka yeeshay dhismaha golaha wasiirada

Muqdisho (WDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatey raisalwasaaraha xukuumadiisa Xamse Cabdi Barre kaasi oo la xariira la tashiyo ku aadan dhismaha golaha wasiirada oo uu dib u dhac ku yimid. Labada masuul ayaa iska wareystay caqabadaha keenay dib u dhaca ku yimid ku dhawaaqida golaha wasiirada,waxa uuna...

Post

Alshabaab oo qaraxyo dhawr ah ka fulisey Shabeelaha Hoose isla markaana dishay gudoomiyaha degmada Marka

Muqdisho (WDN)- Kooxda Alshabaab ayaa maanta qarax ismiidaamin ah ku dishey guddoomiyihii degmada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose, Cabdullaahi Cali Waafow iyo tiro ilaaladiisa ka mid ah. Qaraxa guddoomiyaha lagu dilay ayaa ka dhacey xarunta degmada Marka looga arrimiyo, waxaana ku dhintey 11 qof oo isugu jira askar iyo dad rayid ah waxa uuna qaraxani sababay...

Post

Dawladda Soomaaliya oo caddeysey mawqifkeeda ku aadan khilaafka biya xireenka Masar iyo Itoobiya

Muqdisho (WDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar ayaa shaaca ka qaadey in mawqifka dawladda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan khilaafka u dhaxeeya dawladaha Masar iyo Itoobiya ee biyo xireenka Itoobiya inuu yahay in si nabad ah labada dal uga wada faa’ideystaan isla markaana wada hadal lagu dhameeyo. Afhayeenka oo wareysi arinkaan ku saabsan siiyey...