Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 147
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Xoghayaha Barlamaanka Soomaaliya oo been abuur ku tilmaamay hadal dhawaan ay baahiyeen warbaahinta qaarkood, Wasaaradda Arimaha Gudaha oo sheegtay in ay soo dhammaantay wajigii hore ee maamul u sameenta gobalka Hiiraan, Madaxweyne  Faroole oo ka soo horjeestay heshiis dowlada Soomaaliya ay la gashay shirkado shisheeye iyo warar kale. Warka...

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah:  Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay ka war hayeen weerarkii Mareykanka uu ka fuliyay Sh/hoose , R/wasaare Saacid oo shacabka ka dalbaday in Dowladda garab la siiyo, Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire oo isna sheegay in doorashada ay si wanaagsan u dhici doonto...

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii Addis Ababa lagu soo gaba-gabeeyay , Qarax ka dhacay Addis Ababa iyo qasaare ka dhashay , Dagaallo u dhaxeyo ciidanka dowladda iyo AMISOM oo dhinac ah iyo Shabaab oo xalay ka dhacay Ceelasha Biyaha iyo warar...

dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Shirkii madaxda Midowga Afrika oo laga soo saaray war murtiyeed looga soo horjeedo in maxkadda caalamiga ah ee danbiyada aan looga yeeri kari madaxweyne Afrikaan ah in uu xilka hayo, kulan looga hadlayay arimaha ammaanka Dalka Soomaaliya oo xalay ka dhacay Muqdisho, iyo warar kale. Warka...

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaliya oo ugu hanbal yeelay shacabka Soomaaliyeed maalinta Calanka ee 12 Oktibar oo ku asteysan maalintii ugu horreysay ee calan Soomaali ay leedahay laga taago gudaha dalka, Dagaalo u dhaxeeya Ciiddanka dowladda iyo maleeshiyaad hoos taga Ahlu suna oo ka dhacay Balad Xaawo iyo warar...

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno dhegeystayaal waxaa kamid ah: Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay sababihii ay Garoonka Aadan Cadde  ugu qaaday SKA uguna wareejisay shirkada Turkiga ah, Kulankii golaha Wasiirada oo looga hadlay xaaladda ammaan ee Muqdisho , Dagaallo ka dhacay Kismaayo iyo meela kale oo ka mid ah Jubbooyinka iyo maamulka Jubba oo ga’aan...

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Post

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno dhegeystayaal waxaa kamid ah: wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo maanta Muqdishoku soo laabatay, Qarax ka dhacay kKsmaayo oo lagu weeraray AMISOM, odayaal shalay ay xireen maamulka Shabeelaha Dhaxe oo maanta la sii daayay iyo warar kale. Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso