Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah:  Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay ka war hayeen weerarkii Mareykanka uu ka fuliyay Sh/hoose , R/wasaare Saacid oo shacabka ka dalbaday in Dowladda garab la siiyo, Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire oo isna sheegay in doorashada ay si wanaagsan u dhici doonto iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.