Wararka maanta: Hogaamiya Al shabaab ka tirsanaa oo lagu dilay Jubada Hoose iyo warar kale
Category: Radio Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka maanta: Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirada Arimaha Dibada iyo iskaashiga ee Holand, R/wasaare Saacid oo ka hadlay in la hir giliyo hishiiskii new dael si dowlada ay wax ugu qabato lacagaha ay ugu deeqday caalamka,Faroole oo ka digay in ciidan beleed ay si gaar ah u sameystaan musharaxiinta u loolamaayo xilka Maxadtinimo...
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka maanta aad maqli doontaana waxaa ka mid ah: wariye Timacadde oo maanta Muqdisho lagu aasay, dowlada oo loogu baaqay in ay gacabta ku soo dhigto dadkii ka danbeyay dilka wariye Timacadde,madaxda dowladda oo siyaaba kala duwan u qaabilay ku xigeenka xogayaha guud ee QM oo shalay soo gaaray Xamar iyo warar kale. Warka oo...
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta waxaad ku maqli doontaan: idaacaddii shabeelle oo ay ciiddan dowladda ka socday hawada ka saareen maanta, ku xigeenka xoghayaha guud ee QM oo Muqdisho soo gaaray, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan kula qaatay xafiiskiisa xubno ka socda golaha ammaanka ee Midowga Afrika iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: kulankii golaha wasiirrada oo looga hadlay miisaaniyad kordhinta Dowlada iyo xalada burcad Badeedda, wasiirka gashaandhigga ee xukuulama Soomaaliya oo kulan muqdisho kula yeeshay taliyaha guud ee ciiddanka Taliyaaniga, maamulka gobalka Banaadir oo mudda ka dib Muqdisho ku xiraya Samaafaro iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: Barlamaanka oo wax kabadal ku sameeyay xeer-hoosaadkiisa, Dagaallo ka dhacay goballada Bay iyo Bakool, maamulka Puntland oo diiday in wax shir ah uu ka dhaco Taleex iyo warar kale.
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta waxaad ku maqli doontaan xaaladda caafimaad ee wariye Timacadde oo ka soo raynaysa, Madaxweyne Xasan Sheekh oo falkaasi lagu dili lahaa wariyaha canbaareeyay iyo warar kale. Warka oodhan hoos ka dhegeyso
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta waxaad ku maqli doontaan dhageystayaal: Wariye ka howl-galayay Muqdisho oo saakay kooxo hubeysan ay ku dhaawaceen degmada wada jir ee gobolkaBanaadir. Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in ay hishiis waxtar leh la galeen maamulka Jubba iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka maanta ee Raadiyo wardheer waxaad ku maqli doontaan haddii Alleh laga helo: wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Kismaayo, wasiirka gaashaandhigga oo sheegay in ay dhawaan bilaabayaan howl-gallo dalka looga saarayo shabaab, barlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ay hirgalin doonaan axsaabta siyaasadda iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso
Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aad ku maqli doontaana waxaa ka mid ah: Qaar ka mid ah dhaawacyadii shalay ku waxyeeloobay qaraxii Baladweyn oo maanta Muqdisho la soo gaarsiiyay, maamulka gobalka Hiiraan oo sheegay in aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin wixii shalay ka dhacay B/weyne maamulka ay dadku soo dooranayaan, iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka...

