Wararka ugu doorka roon dhageystayaal waxaa ka mid ah maanta: Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa weerarkii xalay lagu qaadday Hotelka Maka Al-Mukarama ee Muqdisho iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Category: Radio Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta oo jimca ah waxaad ku maqli doontaan: Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in xasilinta ammaanku uu ugu jiro kaalinta koowaad, Munaasabad lagu soo dhaweynayay waxqabadkii Wasaaradda Arimaha Dibadda oo lagu qabtay degmada Wadajir iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Warka raadiyo Wardheer waxad ku maqli doontaan: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka war bixiyay safarkisii Jowhar iyo xaaladda fatahaadda wabiga Shabeele, R/wasaare Saacid oo munaasabad sagootin ah u sameeyay wafuuddii Jubooyinka iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka waxaad maanta ku maqli doontaan : shirkii bid u heshiisiinta Jubbooyinka oo si rasmi ah loo soo afmeeray iyo heshiisyo lagu kala saxiixday iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Waxaad wararka Raadiyo Wardheer maanta oo Talaada ah ku maqli doontaan: Munaasabaddii xiritaanka Shirkii Jubbooyinka oo dib ugu dhacday maalinta berri ah iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka maanta waxaad ku maqli doontaan: maamulka dowladda ee dagmada Balanbale oo sheegay in meydadka dad rayid ah la gaarsiiyay Caabud waaq iyio Guriceel, shirka Dib u hishiisiinta Shacabka Jubooyinka oo maalintii labaad galay iyo warar kale. Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso
Barnaamijka Raadraac: Shirka Dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho
Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadan doonnaa dhageystayaal shirka dib u heshiisiinta ee beelaha Jubbooyinka ee ka furmay maanta magaalada Muqdisho, waxaana Barnaamijka marti ku ah Siyaasiga Cabdi Shire oo ka mid ah dadka dhaliilsan qaabka uu wax u wado Axmed Madoobe, su,aalo dhowr ah ayaanan weydiinay xilli uu ku sugnaa madasha shirka ee Magaalada...
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan maanta idiin heyno waxaa ugu waaweyn dhageystayaal shirkii Jubbooyinka oo ka Furmay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho xili ay ku wada sugan yihiin inta badan hoggaamiyayaashi isku hayay maamulkaasi iyo warar kale. Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta waxaad ku maqleysaan dhageystayaal: madaxweynaha oo soo dhammeystay safarkiisii Kismaayo, Shirkii dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo maanta ka furmaya Muqdisho, Guddoomiyihii baanka dhexe ee Soomaaliya oo is casishay iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka maanta waxaad ku maqli doontaan: Al-Shabaab oo sheegtay in ay halis galiyeen ammaanka madaxweynaha Soomaaliya, shir looga hadlay arrinta tahriibka iyo dhibaatada ka dhalatay oo ka dhacay Kenya iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

