Category: Warar

Home » Warar » Page 328
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid noqday 100-ka ruux ee ugu saameynta badan adduunka, Sheekh Shakuul oo musharax u taagan Jubbaland ah, ayaa deeq gaarsiiyay isbitaalka Kismayo, maamulka gobolka Baay oo ka warbixiyay kulamo ay la qaateen...

Post

Tacsi: Inna lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihihiin waxay halkan iyagoo aad uga tiiraanyaysan tacsi ugu soo gudbinayaan qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Cabdillaahi Sh. Xasan oo toddobaadkan ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Waxay Eebbe uga baryayaan inuu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo....

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 18, 2013 (WDN)-  Warka Radio WDN, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Nin Miino dhigaayay gudaha Muqdisho oo isaga uun ay la qaraxday, AMISOM oo banneeysay garroonkii kubbadda ee Muqdisho, Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay raysal wasaaraha Ingriiska iyo qodobbo kale.

Tacsi : Innaa lillahi Wa Innaa ilayhi Raajicuun
Post

Tacsi : Innaa lillahi Wa Innaa ilayhi Raajicuun

Dhammaan dadka macagyadoodu hoos ku qorani waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle naxariistii janno ha ka waraabiyee Xildhibaan Cabdillaahi Sheekh Xasan Aw Cismaan oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha guurtida Somalialnd oo maalintii Salaasada ee taariikhdu ahayd 16/04/2013 ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Waxay eebbe marxuumka uga...

Post

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo Kala Saxiixaday Heshiisyo Lagu Dhowrayo Deegaanka‏

Muqdisho, Abril 17, 2013 (WDN)- Dowladda Soomaaliya, ayaa heshiis lagu dhowrayo deegaanka, laguna yareynaayo jaridda geedaha dhuxusha laga sameeyo, la saxiixatay QM, iyadoo xuska maalinta dhirta ee 17-ka ee Apbil-na Muqdisho lagu qabtay. Heshiiska ay Soomaaliya la gashay QM oo ku kacaya $23-Miliyan, ayay madaxda hay’adaha FAO iyo WFP wad saxiixeen madaxweyne Xasan Sheekh, kadib...

Ciiddamo Soomaaliyeed oo Tababar Loo  Xirey Iyo Turkiga oo Rajo ka qaba Inay Somaliland la Midowdo Soomaaliya
Post

Ciiddamo Soomaaliyeed oo Tababar Loo Xirey Iyo Turkiga oo Rajo ka qaba Inay Somaliland la Midowdo Soomaaliya

Nayroobi, Abril 17, 2013 (WDN)- Ciiddamo ka tirsan booliska Soomaaliya, oo seddex bil tababar uga socday dalka Jabuuti, ayaa shalay galinkii dambe halkaasi loogu soo gaba gabeeyay tababarkaas. Ciiddamadan oo gaaraya ku dhawaad 200 oo askari, ayaa waxay ahaayeen kuwa duruus dheeraad ah ku qaadanayay dalka Jabuuti, waxaana munaasabaddii xiritaanka tababarka ka qeyb galay taliyayaasha...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 17, 2013 (WDN)-   Warka Radio Wadheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaaraha Turkiga oo rajo ka muujiyay inay Somaliland dib ula midowdo Soomaaliya inteeda kale, ciidamo tababar loogu soo xirey Jabuuti, wafdi ka socda midowga Yurub oo kulan Garoowe kula qaatay madaxda Puntland iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 16, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday dagaal ka dhan ah Shebaab, Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay weerarkii Boston, Saacid oo sheegay inay ka hortagayaan dhagarta Shabaab iyo qodobbo kale.

Haweeney  La Kufsaday Kadibna La Dilay iyo Meydka Wiil Qoorta Laga jaray oo La Helay
Post

Haweeney La Kufsaday Kadibna La Dilay iyo Meydka Wiil Qoorta Laga jaray oo La Helay

Muqdisho, Abril 15, 2013 (WDN)- Wararkaa aan ka heleynno dagmada Wanlaweyn ee  gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta lagu dilay haweeney dadka deegaanka kamid aheyd, iyadoo islamarkaana  la sheegay in inta la kufsaday kadibna la dilay. Sida ay ku waramayaan dadka deegaanku haweenaydan ayaa la sheegayaa in ay aheyd hooyo dhashay dhowr carruur ah,...