Muqdisho, Abril 19, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid noqday 100-ka ruux ee ugu saameynta badan adduunka, Sheekh Shakuul oo musharax u taagan Jubbaland ah, ayaa deeq gaarsiiyay isbitaalka Kismayo, maamulka gobolka Baay oo ka warbixiyay kulamo ay la qaateen madax ka tirsan midowga Yurub iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
