Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihihiin waxay halkan iyagoo aad uga tiiraanyaysan tacsi ugu soo gudbinayaan qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Cabdillaahi Sh. Xasan oo toddobaadkan ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Waxay Eebbe uga baryayaan inuu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin
Shugri Sh. Muxumed-Takhal
Siyaad Sheekh Cumar Sheekh Daahir
Maxamud-Xaad Cabdi Geelle
Maxamed axmed Indhayare
C/salaam Sh. Muxumed-Takhal
Cumar-Xaashi Jaanyar
Xassan Cali Gudal
Cabdi Siraad Xaaji Yusuf
Siraaje Maxamed Xaashi
Cabdulahi-Deeq Sheekh Maxamed
Aadan Cabdinasir Sheekh Daahir
Axmed-Haaddi Sheekh Cabdulqadir
Shiine Siraad Xaaji Yusuf
Maxamed-Xakiim Cabdiraxmaan
Naasir Axmed
Cabdirahman Ibraahim Sheekh
“Kuli Nafsin Daa’iqatu al-Mowd”