Muqdisho, Abril 26, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; ALLAHA u wada Raxmadee waxa Burco iyo Harar ku kala geeriyooday fannaaniinta caanka aheyd ee Soomaaliyeed Cismaan Gacanlow iyo Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan, shir horudhac u ah kan London ee 7-da May oo Muqdisho lagu qabtay, Boolis weeraray xarrunta wargeyska...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 25, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad kumaqli doontaan waxa ka mid ah; Xog-hayaha arrimaha dibbadda Ingriiska oo Muqdisho kula kulmay madaxda dowladda, Raysal wasaare Shirdoon oo arrimo amni khuseeya ka hadlay, Kalluumeysato sharci darro ah oo Puntland lagu xirey iyo qodobbo kale.
Ciidamada Badda Puntland oo xiray ajaaniib si sharci darro ah u kalluumeysaneysay (Sawiro)
Nayroobi (WDN) April 24, 2013-Ciidamada Badda ee maamulka Puntland, ayaa xeebaha Laasqorey ee gobolka Sanaag ku soo qabtay kalluumeysato ajaaniib ah, kuwaas oo lagu eedeeyay inay si sharci darro ah uga kalluumeysanayeen xeebaha degmada Laasqorey. C/risaaq Diiriye Faarax oo ah taliyaha ciidamada badda Puntland oo shir jara’id ku qabtay xarunta ay ciidanku ku leeyihiin Bariga...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Itoobiya oo qorsheyneysa inay ciidankeeda Soomaaliya kala baxdo, Baarlamaanka oo ku baaqay in dowladda ay difaacdo suxufiyiinta, wafdi QM ka socda oo Boosaaso gaaray iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 23, 2013 (WDN)- Warka Radio Wadheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Howl gal ballaaran oo maanta ay ciidamada nabad-sugidda iyo kuwa AMISOM Muqdisho ka sameynayaan, Buula-barde, oo gabar ay biriq dishay, Howl gal dad badan lagu soo qab qabtay oo Gaarisa laga sameeyay iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 22, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; ALLAHA U raxmadee Wariye Raage oo la’aasay, dilkiisana si weyn loo cambaareeyay, kooxo hubeysan oo madaafiic ku weeraray garoonka dayuuradaha ee Gaalkacyo, wasiirka gaashaandhigga oo baarlamaanka Soomaaliya hor tagay iyo qodobbo kale.
Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo galabta hoygiisa Muqdisho lagu dilay
Nayroobi, Abril 21, 2013 (WDN)-ALLAHA u Raxmadee waxaa gabal dhicii maanta lagu diley degmada Dharkenlay ee gobolka Banaadir wariye Maxamed Ibraahim Raage, oo ka mid ahaa wariyayashii ka shaqeynayay idaacadda afka dowladda ku hadasha ee Radio Muqdisho. Dilka wariye Raage, waxa fuliyay rag looga shakisan yahay inay Shabaab yihiin, kuwaas oo ku beegsaday wariyaha iridka...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 21, 2013 (WDN)- Warka Radio WDN, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo jaaliyadda Boston la hadlay, Madaxweyne Siilaanyo oo Washington gaaray, Booliska Puntland oo gaadiid loogu deeqay, wasiirka arimmaha gudaha oo beeniyay inay jiraan eedeysanayaal Shebaab maxaabiis ahaa oo Muqdisho lagu dilay
Raysal wasaare Saacid oo Hortagay Baarlamaanka
Muqdisho, Abril 20, 2013 (WDN)- Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa Hortagay Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Xubno Ka tirsan golihiisa wasiirada. Kulanka baarlamaanka oo ay soo xaadireen 192 mudane, uuna guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad, ayaa su’aalo waxaa lagu weydiiyay ra’isal wasaaraha,...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 20, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ammaanka Muqdisho ka howl galaya, Raysal wasaare Saacid oo baarlamaanka hortagay, Madaxweyne Xasan Sheekh oo Itoobiya jooga iyo qodobbo kale.



