Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 22, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; ALLAHA U raxmadee Wariye Raage oo la’aasay, dilkiisana si weyn loo cambaareeyay, kooxo hubeysan oo madaafiic ku weeraray garoonka dayuuradaha ee Gaalkacyo, wasiirka gaashaandhigga oo baarlamaanka Soomaaliya hor tagay iyo qodobbo kale.