Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 25, 2013 (WDN)-micr_audio Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad kumaqli doontaan waxa ka mid ah; Xog-hayaha arrimaha dibbadda Ingriiska oo Muqdisho kula kulmay madaxda dowladda, Raysal wasaare Shirdoon oo arrimo amni khuseeya ka hadlay, Kalluumeysato sharci darro ah oo Puntland lagu xirey iyo qodobbo kale.