Category: Warar

Home » Warar » Page 311
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 9, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Diyaarad la sheegay in ay saanad ciidan u siday ciidamada AMISOM oo ku burburtay garoonka diyaaradha Muqdisho,madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo sheegay in gogol nabadeed uu u fidinayo shacabka degan Jubooyinka,wasiirka gaashaandhiga Jabuuti oo gaaray...

Dhagayso Warka radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka radio Wardheer

August 8, 2013 Muqdisho, August 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Inta badan wadamada Muslimiinta ayaa laga dareemay faraxdda Ciidul-Fidriga iyo madaxda dowlada Soomaaliya iyo maamuladaba ay shacabka ugu hambalyeeyeen munaasabadda Ciiddul-Fidriga,dalka Kenya oo siweyn looga ciiday ,Wasaaradda gaashaandhiga dalka oo sheegtay...

Ciid Mubarak
Post

Ciid Mubarak

Bahda tifatirka WardheerNews waxa halkan ugu hambalyaynyaan dhammaan ummadda muslimiinta ah, gaar haan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga, waxaanay Eebe uga baryayaan inuu ka aqbalo soonkii iyo ciibadadii bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxay u rajaynayaan in uu Ilaah sanadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo. Aamiin

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiskii Kampala,eedeyna u jeedisay Warbaahinta Soomaalida,dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo Al Shabaab oo ka dhacay Gedo,Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdi Wali Gaas oo sheegay in uu yahay...

RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA
Post

RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA

August 7, 2013 RaadRaac (WDN)Dhamaan shucuubta Muslimiinta ee caalamka ayaa diyaar garow buuxa ugu jira soo dhaweynta munaasabadda Ciidul Fidrika. Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka Muslimiinta ee sida weyn loogu diyaar garoobayo Ciida. Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka mid ah magaalooyinka laga dareemiyo dhaq-dhaqaaqyada Ciidul Fidriga. Wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho ayaa...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 6, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Soomaaliya oo heshiis shidaal baaris ah la  gashay shirkad fadhigeedu yahay Ingiriiska, Shiikh Axmed Madoobe oo dhaleeceeyay go,aankii Kampala ee ahaa in Dekadda iyo Garoonka Kismaayo Loo gacan geliyo dowladda federaalka, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomalaiya Cabdi...

Mowqifka Dowladda Puntland ee Xiriirka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Post

Mowqifka Dowladda Puntland ee Xiriirka Dowladda Federaalka Soomaaliya

WAR SAXAAFADEED: PUNTLAND 05 August 2013 Iyadoo la tixraacayo khudbadii Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) uu ka jeediyay Munaasabadii 1 August oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyadda Puntland – go’aankaasoo waafaqsan soo jeedintii Guddiga Wadajirka ah ee Golayaasha Dowladda ee July 24,  Dowladda Puntland waxay si rasmi ah u hakisay wadashaqayntii iyo xiriirkii...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 5, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Fowsiyo Yusuf Xaaji Aden oo sheegtay in xiriirka ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya uu wanaagsanyahay, qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho ,dadka Muslimiinta oo diyaar garow buuxa ugu jira Ciddul Fidrigav.Mareykanka oo sheereeyay xilliga ay sii xirnaanayaan...

Shirkii Kampala oo la soo gabogabeeyey
Post

Shirkii Kampala oo la soo gabogabeeyey

Warsaxafadeed Kampala, 04 August 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo oo shalay iyo maanta ku sugnaa Kampala ayaa ku ammaanay Madaxweyne Yoweri Museveni doorkiisa hoggaamineed ee uu ka qaatay arrimaha Soomaaliya. Shirkii Madaxda waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo la soo gabogabeeyey,...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 4, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo la kulmay dhigiisa Uganda Museveni iyo shirka madaxda ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo Kampala ka furmay, Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacd iyo qaar ka mid ah wasiirrada iyo taliyayaasha...