Ciid Mubarak

Ciid Mubarak

Bahda tifatirka WardheerNews waxa halkan ugu hambalyaynyaan dhammaan ummadda muslimiinta ah, gaar haan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga, waxaanay Eebe uga baryayaan inuu ka aqbalo soonkii iyo ciibadadii bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxay u rajaynayaan in uu Ilaah sanadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo.

Aamiin