Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 5, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Fowsiyo Yusuf Xaaji Aden oo sheegtay in xiriirka ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya uu wanaagsanyahay, qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho ,dadka Muslimiinta oo diyaar garow buuxa ugu jira Ciddul Fidrigav.Mareykanka oo sheereeyay xilliga ay sii xirnaanayaan safaaradihiisa Afrika Iyo Aasiya,iyo qodobo kale oo caalami ah.