Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 9, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Diyaarad la sheegay in ay saanad ciidan u siday ciidamada AMISOM oo ku burburtay garoonka diyaaradha Muqdisho,madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo sheegay in gogol nabadeed uu u fidinayo shacabka degan Jubooyinka,wasiirka gaashaandhiga Jabuuti oo gaaray magaalada Beledweyne,ku dhawaad 40 qof oo shalay iyo maanta lagu dilay Pakistan,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.