Category: Warar

Home » Warar » Page 291
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaad ku maqli doontaan: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khilaafka dartiis ugu baaqday shirka lagu wado inuu ka dhaco magaalada  Kuweyt, dad barakacayaal ah oo dib loogu celiyay goobihii ay markii hore ka yimaadeen iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer 

Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee  Puntland
Post

Raadraac: Wareysi Ismaaciil Xaaji Warsame: Doorashada Madaxtinimo iyo Guud ahaanba Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland

Barnaamijka Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ismaaciil Xaaji Warsame oo ka mid ahaa aasaasayaashii dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaanan ka wareysanay guud ahaanba xaaladda siyaasadeeed ee hadda ka jirta Puntland siiba u diyaargarwga doorashada madaxtinimo ee Puntland iyo qoddobo kaleba. Barnaamijka hoos ka dhegeyso

Dhegeyso Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo Shacabka Farriin u Diray
Post

Dhegeyso Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo Shacabka Farriin u Diray

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho Shirjaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo dalka gaar ahaanna dhanka siyaasadda, isagoo farriin gaar ahna u kala diray Xildhibaannada Golaha Shacabka,Shacabka Soomaaliyeed iyo Saxaafadda. Hoos ka dhegeyso hadalka guddoomiyaha: p    

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaa ka mid ah: xaaladda deegaannadii ay roobabka ka da’een maamulka Somaliland oo saakay  caadi ah, gurmadka loo sameynayo deegaanada maamulka Puntland oo sara u kacay xili wali ay meelaha qaar biyaha xannibeen, Muqdisho oo maanta hilib la’aan ay ka jirto iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaa ka mid ah: Madaxweynaha oo ku dhawaaqay in loo gurmado shacabka reer Puntlan ee Dhibaatada ka soo gaartay Roobka dabeylaha wata iyo xukuumada oo lacag ugu deeqday reer Puntland, Saacid oo shaaca ka qaaday jiritaanka Khilaafka isaga iyo Xasan Sheekh iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer 

Post

H.E. Fawzia Yusuf ” qorshaha kuma jiro dib u celin qasab ah oo lagu sameeynayo qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Kenya”.

Warsaxafedeed Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam iyo wafdi ay hogaamineyso oo cishooyinkii ugu dambeeyay howlo shaqo u joogay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Muqdisho ,iyadoo ka warbixisay heshiiska dowladda Soomaaliya ay la saxiixatay dowladda Kenya oo ku saabsan...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka waxaad ku maqleysaan dhageystayaal: Khilaaf ba’an oo soo kala dhex galay Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya,  xildhibaan sheegay in loo baahan yahay in uu tanaasul muujiyo R/wasarahau, Afar ruux oo lala xiriirinayo weerarkii Westgate oo maanta maxkamad lagu soo taagay Kenya  iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer

Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisal Wasaarihiisa oo Khilaaf Weyni Ka Dhex Qarxay
Post

Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisal Wasaarihiisa oo Khilaaf Weyni Ka Dhex Qarxay

Waxaa isa soo taraya wararka sheegaya in khilaaf weyni soo kala dhexgalay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisal wasarihiisa Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Inkastoo khilaafkan sababo kala duwan loo nisbaynayo, ayaa haddana wararka laga helayo xarrunta Villa Soomaaliya ay ka middaysanyihiin in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dalbaday ra’iisalwasaare Saacid in uu istiqaaliddiisa...