“The Ethiopian government is committed to the AU-led peace process and expressed hope that the EU would support efforts to end the conflict peacefully,” the ministry has quoted Deputy Prime Minister and Foreign Minister Demeke Mekonnen as saying at a meeting with a visiting EU envoy. It is the first official public comment by the...
Author: WDN
Askar ka tirsan ciidamada gaarka ah ee GorGor oo lagu diley qarax miino ah oo ka dhacey Shabeelaha Hoose
Muqdisho (WDN)- Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtey kolonyo ciidamada gaarka ah ee Gorgor oo marayey inta u dhaxeysa deegaanada Lambar 50 iyo Janaale.Qaraxa ayaa haleelay gaari nooca Cabdi Bilaha Soomaalida u taqaan oo ka mid ahaa kolonyada waxaana halkaas lasoo sheegayaa in ay ku dhinteen 3 askari...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi Ballaaran uu Hogaaminayo oo Kicitimey Dalka Mareykanka
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa u dhoofey dalka Mareykanka, halkaasi oo uu kaga qeybgeli doono shirka 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u bandhigi doona madaxda aduunka ee shirkaasi kasoo qeybgalaysa xaaladda dhabta abaaraha, dhibaatada kooxaha argagixisada iyo aragtida dowladda...
Heshiis Laga Gaadhay Khilaafkii u Dhaxeeyey Qeybsiga Dhaqaalaha ee DFS iyo Maamul Gobolleedyada
Muqdisho (WDN)- Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadd Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Maaliyadda Maamul Gobolleedyada dalka, ayaa heshiis hore u dhac ah ka gaarey khilaafkii u dhaxeeyey deeq lacageed oo ka timid bangiga aduunka oo hore la isugu khilaafey habkii loo qeybsan lahaa. Heshiiska ay gaareen xukuumadda dhexe iyo maamul gobolleedyada dalka ayaa dhigaya in 50% lacagtaasi loo...
Somalia at Breaking Point: UN Migration Deputy Director General Calls for Urgent Funding
Mogadishu – The crisis in Somalia is deepening. With a fifth failed rainy season imminent, humanitarian actors require greater resources to help communities in need survive, rebuild and foster resilience. “Time is running out for Somalia,” said the International Organization for Migration’s (IOM) Deputy Director General Amy Pope, following a four-day visit to Mogadishu and...
Shirka Golaha Madasha Wadatashiga Qaran oo Go’aano Isla Qaatay
Muqdisho (WDN)- Shirkii Golaha Madasha Wadatashiga Qaran ee uu shir gudoominayey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud qeybna ay ka ahaayeen Raisalwasaaraha xukuumadda Xamse Cabdi Barre iyo madaxda dawlad goboleedyada, diiradana lagu saarey arrimaha abaaraha, amniga iyo la dagaalanka Alshabaab ayaa gunaanadkii shirka oo Muqdisho ka dhacey 11-12 Se tember 2022, wuxuu goluhu isku raacay qodobada ay ka...
Shirka Madasha Wadatashiga Dawladda Federaalka iyo Dawlad Gobolleedyada oo Muqdisho ka Furmey
Muqdisho (WDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furey shirka Madasha Wadatashiga ee Dawladda Federaalka iyo madaxda Dawlad Gobolleedyada xubnaha ka ah. Shirka ayaa a diiradda lagu saarayaa xaaladda dalka ka jirta. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre, Madaxweynayaasha Maamulada Hirshabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed...
Somalia: Institution Building Inspired by the Principles of PM Abdirisak Haji Hussein
By Roble Dahir Somalia is a country that is recovering from protracted civil war, bad governance and political conflicts. These issues have made it a hven for armed militias, terrorists and unscrupulous businessmen who have taken advantage of the circumstances related to the weak government institutions and instability to further their malign agendas. For its...
Shirka Madasha Wadatashiga Dawladda Federaalka iyo Dawladaha Xubnaha ka ha oo Muqdisho ka furmi doona
Muqdisho (WDN)- Qabanqaabada shirka madasha wadatashiga dawladda federaalka iyo dawladaha xubnaha ka ah ayaa si wayn uga socota magaalada Muqdisho xilli maanta magaalada ay soo gaareen wafdi ay hogaaminayaan madaxweynayaasha maamulada Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Madoobe, Koonfur Galbee Md Cabdicasisi Laftagareen iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen. Madaxweynayaasha kale ayaa goordhow la filaayaa in ay Muqdisho...
Somalia claims killing senior al-Shahaab militant, frees hostages in military operation
MOGADISHU- Somalia claimed on Saturday to have killed a senior militant leader during a military operation against al-Shabaab terrorists in the country’s Lower Shabelle region, as well as freed several civilians who had been held hostage by them. The Somali National Army (SNA) conducted the military operation, killing al-Qaeda-affiliated al-Shahaab terrorist leader Carab, known by...






