Muqdisho (WDN)- Wararka ka imaanaya deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in ku dhawaad 3 qof oo rayid ah in ay ku dhinteen tiro 10 ka badanna ay ku dhaawacmeen kadib duqeyn xooggan oo ay fulisey dayaarad nooca aan duuliyaha lahayn (drone) oo beegsanaysay xubno ka tirsan kooxda Alshabaab. Weerarka dayaaradda duuliye la’aanta...
Author: WDN
Erdogan to urge Russia to sends goods through Black Sea corridor, Haberturk reports
ISTANBUL, (Reuters) – Turkish President Tayyip Erdogan will urge Moscow to send goods though a U.N.-backed Black Sea corridor when he meets Russian President Vladimir Putin next week, broadcaster Haberturk said on Friday, seeking to keep Russia engaged in the arrangement. The export corridor aims to avert a global food crisis by guaranteeing the safe...
UN says at least $1 billion needed to prevent famine in Somalia
The UN humanitarian chief predicted Tuesday that at least $1 billion will be needed urgently to avert famine in Somalia in the coming months and early next year when two more dry seasons are expected to compound the historic drought that has hit the Horn of Africa nation. Martin Griffiths said in a video briefing from Somalia’s...
Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta ka shirey hawlgalada ka dhanka ah ee Alshabaab iyo gurmadka abaaraha
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodii khamiislaha ahaa diiradda ku saarey xaaladda guud ee dalka iyo xoojinta qorshayaasha hortabinta leh ee la xariira sugidda amniga iyo gurmadka abaaraha waxaana warbixinno looga dhagaystay Wasiiradda Amniga, Arrimaha Gudaha iyo Maaliyadda xilli dalka uu ku jiro marxalad aad u adag . Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Dib...
UN says aid halted to Ethiopia’s Tigray after renewed clashes
Renewed clashes in northern Ethiopia have forced desperately needed aid deliveries to a halt in Tigray, the United Nations said, exacerbating a humanitarian crisis triggered by the nearly two-year war between pro-government forces and Tigrayan rebels. The resumption of fighting late last month shattered a tenuous truce agreed in March that had allowed aid convoys...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale u magacaabey Yuusuf Madaale gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir
Muqdisho (WDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-jeedinta wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, xukuumadda federaalka & Dib u Heshiisiinta ayaa u magacaabay Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale , guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho. Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale Maadaale ayaa horey xilka maamulka gobolka Banaadir u soo qabtay. Wareegtada magacaabista...
Duale to Uhuru: You lied to Raila you’ll hand him presidency
Garissa Township MP-elect Aden Duale has claimed that President Uhuru Kenyatta is going through power withdrawal symptoms. In a series of tweets on Wednesday, Duale said Uhuru’s remarks that he will recognize Azimio leader Raila Odinga as his president was a way of soothing his ego. He claimed that Uhuru had lied to Raila that...
Drought and hunger in Somalia, Ethiopia and region: What to know
The Horn of Africa region is on the brink of an unprecedented humanitarian catastrophe, the United Nations and several aid organisations have said. Millions of people are facing food insecurity, as scientists and aid groups warned that Ethiopia, Kenya and Somalia could be experiencing their worst drought in 40 years this October-December with drier-than-average conditions...
Ukraine says grain coming to Somalia, but Russia skeptical
NAIROBI, Kenya (AP) — Ukraine’s president says tons of grain from his country will arrive in the coming weeks in Somalia, where famine approaches and the global crises of food security and climate change put millions at risk. President Volodymyr Zelenskyy’s comment came as Russian President Vladimir Putin accuses the West of sending most of the grain...
Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in ay soo furteen dad u afduubnaa Alshabaab
Muqdisho (WDN)- Dagaal aad u xooggan oo muddo saacado ah socdey ayaa duleedka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee maamulka HirShabeelle. Kaaso oo u dhexeeyay ciidamada Xoogga Dalka iyo maleeshiyaadka Alshabaab. Khasaaro xoog leh ayaa lasoo sheegayaa inuu halkaasi labada dhinac kasoo gaarey, kaasi oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Hase yeeshee dhinac walba wuxuu...









