Muqdisho (WDN)- Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Md. Cilmi Maxamuud ayaa maanta daahfurey kulan looga hadlayo kjilaaf sook la dhex galay wasaaradaha maaliyadda dawlad goboleedyada iyo waaaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya. Kulankaan ayay wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya dooneysaa in ay ku xaliso tabashada dawlad goboleedyada, waxaana xukuumadda rajo weyn ka qabtaa in shirkaan lagu...
Author: WDN
Ciidamada amaanka Soomaaliya iyo maleeshiyaadka Alshabaab oo dagaal xoogan ku dhexmarey Shabèelaha Dhexe
Muqdisho (WDN)- Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad iyo ciidanka Duufaan ee Nabad Sugidda Qaranka, ayaa saaka weerar xooggan ku qaadey fariisin xarakada Alshabaab ku leedahey deegaanka Basra ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Ciidamada amaanka ayaa sidoo kale beegsadey Beerta Cali Mahdi, halkaasi oo kooxda Alshabaab u ah maxkamad bulshadu ku cadaadiso. Dadka deegaanka ayaa soo...
AU vows to pursue peace despite al-Shabab attacks in Somalia
The African Union (AU) Transition Mission in Somalia (ATMIS) vowed on Saturday to partner with local security forces to pursue peace despite increased attacks by al-Shabab in the country. ATMIS also condemned the brazen attack on a commercial convoy by the militant group on Friday night which resulted in the death of 20 people and...
Midowga Afrika oo ergey cusub usoo magacaabey Soomaaliya khilaaf muddo socdey kadib
Muqdisho (WDN)- Wareegto kasoo baxdey xafiiska gudoomiyaha ururka midowga Afrika Md. Mousa Faki Maxamed ayaa loogu magacaabay danjire Maxamed Al-Amin Souef ergeyga cusub ee midowga Afrika iyo madaxa hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya. Ergeygii hore ee Ururuka Midowga Afrika u qaabilsanaa Soomaaliya Danjire Francisco Maderira, oo xukuumadii hore ee Soomaaliya ee uu rii’sal wasaaraha ka ahaa...
Dagaal culus oo u dhaxeeya Macawisleyda iyo Alshabaab oo ka qarxey gobolka Hiiraan
Muqdisho (WDN)- Dagaal xooggan ayaa saaka lagu soo waramayaa inuu ka qarxey qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhexeeya maleeshiyaad ka tirsan xarakada Al-Shabaab iyo ciidamada deegaanka ee Macawisleyda. Wararka ayaa tilmaamaya in ciidamada Macawisleyada ay saaka weerar xooggan ku qaadeen deegaanka Geed-weyne oo ku yaala degmada Jalalqasi iyo deegaanka Buurweyn oo...
Alshabaab oo gawaari xamuul siday ku gubey gobolka Hiiraan
Muqdisho (WDN)- Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in maleeshiyaad la tirsan xarakada Alshabaab ay dhabaha u galeen kolonyo xamuul ah isla markaana dab qabadsiiyeen. Wararka ayaa intaa ku daraya in gaadiidkan xamuulka ah ee Alshabaab gubeen ay sideen raashin, waxa ayna ku wajahnaayeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Kooxda...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtey in ay waddo qorshayaal lagu ciribtirayo kooxda Alshabaab
Muqdisho (WDN)- Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Md. Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay waddo qorshayaal si fiican looga baaraan dagay oo lagu ciribtirayo kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab dhawaanna bulshada Soomaaliyeed dareemi doonaan. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada amaanka dawladda Soomaaliya dhawaan soo afjareen wax lagu sheegay maxkamado oo kooxda...
The Despotism of Isaias Afewerki
By Alex de Waal, The baffler NO COUNTRY IN THE WORLD has a purer autocracy than Eritrea. The state of Eritrea is one man, Isaias Afewerki, who for twenty years was the leader a formidable insurgent army that won a war of liberation against Ethiopia in 1991, and who has since ruled as president without constraint...
Ethiopian, Eritrean troops clash with Tigrayan forces in the north
NAIROBI, (Reuters) – Allied Ethiopian and Eritrean government troops attacked Tigrayan forces on Thursday inside the northern Ethiopian region of Tigray, a Tigrayan military spokesperson said, as the latest flare-up in the conflict entered its second week. The Ethiopian government blamed the rebellious forces of the Tigray People’s Liberation Front (TPLF) for the renewed violence,...
Alshabaab oo qarxiyey ceelal biyo iyo xarumo isgaarsiin oo ku yaalla Galgaduud
Muqdisho (WDN)- Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud gaar ahaan deegaanka Baxdo, ayaa tilmaamaya in maleeshiyaad ka tirsan xarakada Alshabaab ay qarxiyeen ceelal biyo iyo xarumo isgaarsiin oo halkaa ku yaalla. Guddoomiyaha deegaanka Baxdo ee maamulka Galmudug Maxamed Cabdullahi Muuse, ayaa sheegay in ceel biyood ku yaalo tuulooyin ku yaalla deegaankaasi Alshabaab qarxiyeen sidoo kalena ay...







