Muqdisho (WDN)- Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in odayaal dhaqameed lagu diley inta u dhaxeysa magaalada Baladweyne iyo degmada Buulo Burde ay ku dhinteen shirqool ay u dhigeen kooxda Alshabaab. Wasaaradda ayaa sheegtay in odayaashaan dhaqanka ay u socdeen in ay Alshabaab kala soo...
Author: WDN
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatey xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo booqsho ku jooga dalka Mareykanka, ayaa kulan la qaatey Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalkaasi Antonio Blinken. Wadahadlak labada dal ayaa l asheegay in uu ku qotay arimo la xidhiidha maamul wanaaga iyo taageerada dhinaca bani’aadaminmada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u bandhigey Blinken qorshayaasha dawladda Soomaaliya...
Catastrophic hunger levels leave 500,000 children at risk of dying in Somalia, warn UN humanitarians
In a call for immediate funding to help vulnerable communities hit by successive droughts, high food prices and conflict, the UN Children’s Fund UNICEF, the World Food Programme (WFP) and Food and Agriculture Organization (FAO) stressed that the emergency shows no signs of letting up. Without action, famine “will occur within the next few weeks”,...
PR: Secretary of Defense Lloyd J. Austin III’s Meeting With the President of the Federal Republic of Somalia
Press Release: Pentagon Press Secretary Air Force Brig. Gen. Pat Ryder provided the following readout: Secretary of Defense Lloyd J. Austin III welcomed the President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, to the Pentagon today. The leaders discussed the work that President Hassan Sheikh’s administration has done to counter violent extremism in...
Puntland oo ka hortimid hindise sharciyeedka Batroolka 
Muqdisho (WDN)- Dowlad Gobolleedka Puntland ayaa si cad u sheegtey in ay kasoo horjeedo hindise sharciyeedka Batroolka Soomaaliya ee hore golayaasha dawladu u ansixiyeen, waxa ayna tilmaamtey inuu ka hor imaanayo dastuurka KMG ah ee dalka u yaala. War saxaafadeed kasoo baxey madaxtooyada Puntland oo ay heshay shabakadda Wardheernews ayaa, lagu sheegay in hindise sharciyeedkaasi...
Press Release: Puntland Opposes FGS Petrolium Activities
Kheyraadkeena dabiiciga ah – Laaca aragtaye laagga ma ogtahay?
W/Q Nuuradiin Aaden Diiriye Ka faa’iideysiga kheyraadka dalka, gaar ahaan kheyraadka dabiiciga ah sida Saliida iyo Gaaska, waxaa ay intii mudda ah ay bartanka uga jirtey laba dood oo iska soo horjeedda. Dood waxaa ay qabtaa in si degdeg ah loo soo saaro kheyraadkeena loogana faa’iideysto. Hammuun dheeraad ah ayey dooddaasi u qabtaa in ay...
Leadership, Economics and Usury
By Adan Makina , WardheerNews Going by the expanding nature of global economics and varying national economies, today’s leaders should be compelled to understand that the best, much-applauded, and unanimously accepted form of fundamental economics is the capitalist market economy which contains many buyers and sellers of numerous goods and services where all of them...
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka oo Ansixisey Heshiiska Iskaashi ee Soomaaliya iyo Turkiga
Muqdisho (WDN)- Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya kulankiisa todobaadlaha ah, ayaa maanta waxay ku ansixiyeen heshiiska xukuumadda la gashay dawladda Turkiga ee la xariira iskaashiga amniga iyo tayeynta ciidamada xooga dalka. Heshiiskaan oo ay soo gudbisey Wasaaradda Gaashaandhiga, ayaa la xariira tababarka ,tayeynta iyo qalabeynta ciidamada xooga iyo iskaashiga adeegyada caafmaadka. Dawladda Turkiga ayaa Soomaaliya...
Ethiopia “committed” to AU peace process
“The Ethiopian government is committed to the AU-led peace process and expressed hope that the EU would support efforts to end the conflict peacefully,” the ministry has quoted Deputy Prime Minister and Foreign Minister Demeke Mekonnen as saying at a meeting with a visiting EU envoy. It is the first official public comment by the...







