Muqdisho (WDN)- Kulanka Usbuuc laha ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta diiradda lagu saarey kacdoonka bulshada ee ka dhanka ah kooxda Alshabaab iyo hawlgalada iminka socda oo deegaano badan oo Alshabaab looga qabsadey. Golaha Wasiirada ayaa isku raacey soo jeedin ka timid wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta oo ah qabashada...
Author: WDN
Kinship relations add ‘over-privilege’ on access to bank loans in Mogadishu
By Abdulkadir Hussein Although the banks in the country are limited to serving domestic banking, in the last decade, local banks were continuing to burgeon operationally. A handful of Somali-owned commercial banks prevail in the country today, which all of them are home grown and obtain operating license from the federal authority to render banking...
Hawlgalada looga soo horjeedo Alshabaab oo sii kordhaya iyo wadooyin sanado xirnaa oo dib loo furey
Muqdisho (WDN)- Waxaa sii kordhaya abaabulada xooggan ay waddo xukuumadda Soomaaliya ee ka dhanka ah Alshabaab, kuwaasi oo lagu hubeynayo dadka deegaanka si ay qeyb uga noqdaan hawlgalada ka dhanka ah kooxdaasi ee ka soconaya deegaanada maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maalmahaanba wadey kulamo ay la qaadanayso odayaasha dhaqanka beelaha daga...
With support from allied militia, Somalia hunts al-Shabab
MOGADISHU, Somalia (AP) – Militia members in central Somalia have helped kill scores of al-Shabab militants in an ongoing operation against the Islamic extremist rebels that is receiving air support from the United States, Somali authorities said. Suspected Al-Shabab fighters are being hunted in the Hiran region areas of Yasoman and Aborey, and more than...
Abaabullada iyo dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab oo sii xooggaysanaya
Muqdisho (WDN)- Golaha Amniga Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo. Kaasi oo ay ka qeybgaleen saraakiisha laamaha amniga, booliska, milatariga, nabad sugida, hawlgalka midowga afrika- ATMIS iyo saraakiil ciidan oo ka socda dalka Ingiriiska . Golaha Amniga Koonfur Galbeed ayaa u muuqda mid doonaya inuu mideeyo dadaallada laamaha kala duwan ee...
Four Rochester residents among 47 defendants charged in $250M Feeding our Future COVID-19 fraud scheme
ROCHESTER, Minn. (KTTC) – The U.S. Attorney’s Office for the District of Minnesota announced Tuesday federal criminal charges against 47 defendants for their alleged roles in a $250 million fraud scheme that exploited a federally-funded child nutrition program during the COVID-19 pandemic. Among the 47 defendants, four have Rochester connections. The four are affiliated with...
Dagaalo xooggan oo ka socda Hiiraan iyo Galgaduud
Muqdisho (WDN)- Dagaalo ayaa ka socda deegaano hoos taga gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ee Maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug. kawaasi oo looga soo horjeedo maleeshiyaadka Alshabaab. Ciidamada Xooga oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa la wareegeen deegaamo ay AlShabaab gacanta ku heysay oo labadaasi gobol hoos taga. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo warbaahinta hadal kooban siiyey,...
Xukuumadda Soomaaliya oo Wadda Qabanqaabada Shirwayne ay Isugu Imanayaan Odayaasha Dhaqanka Hirshabeelle iyo Galmudug
Muqdisho (WDN)- Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Axhmed Macalin Fiqi, ayaa shaaca ka qaadey in xukuumadda Soomaaliya waddo qabanqaabada shirweyne ballaaran oo ay isugu imaanayaan odayaasha dhaqanka maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle. Kaasi oo ku aadan dib u heshiisiinta iyo mideynta dadaallada looga hortagayo kooxda Alshabaab . Md. Fiqi...
Alshabaab oo uga digtey qabaa’ilka ka qeybgalka hawlgalada ka dhanka ah
Muqdisho (WDN)- Afhayeenka guud ee ururka Alshabaab Cali Maxamuud Raage ( Cali Dheere) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hawlgalada ka dhanka ah kooxda Al Shbaab, kuwaasi oo ay wadaan ciidamada xoogga iyo dadka deegaanka oo iskaashananaya. Cali Dheere ayaa ku hanjabey in ay beegsan doonaan cid kasta oo hawlgaladaasi ku lug yeelata. Cali Dheere...
Dadaallo ku Aadan Sidii Loogu Gurman Lahaa Dadka Abaaruhu Hayaan oo ka Socda Guud ahaan Dalka
Muqdisho (WDN)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Gobolleedyada dalka ka jira, ayaa iska kaashanayaa sidii gurmad loogu fidin lahaa malaayiinta Soomaaliyeed ee la dhibaateysan abaaraha, oo lagu tilmaamo kuwii ugu darnaa ee dalka soo mara. Xukuumadda iyo maamulada dalka ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay ka qeyb qaadashada gurmadka abaaraha oo aan la isku...





