Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 453
Taliska Nabad Sugida Qaranka oo digniin culus soo saarey xireyna 10 qof oo ay sheegeen in ay la macaamileen Alshabaab
Post

Taliska Nabad Sugida Qaranka oo digniin culus soo saarey xireyna 10 qof oo ay sheegeen in ay la macaamileen Alshabaab

Muqdisho (WDN)- Hay’adda Nabad-Sugidda Qaranka Soomaaliya (NISA ) ayaa qoraal ay soo dhigtey barteeda Twitterka, waxa ay digniin culus u dirtey dadka la macaamila xarakada Alshabaab, awaamiirteedana qaadata. Hadalkaan ayaa daba jooga dhawaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo saarey diginin isaga oo xusey in ganacsidihii Alshabaab u taga uusan Muqdisho kusii ganacsan karin, sidoo kale...

Mas’uulyiin booqday deegaano ka trsan Galmudug oo laga qabsadey Alshabaab
Post

Mas’uulyiin booqday deegaano ka trsan Galmudug oo laga qabsadey Alshabaab

Muqdisho (WDN)- Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Golaha Baarlamaanka  iyo Maamulka Galmudug ayaa maanta gaarey deegaano laga saarey maleeshiyaadka Alshabaab oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Deegaanada masuuliyiintaan ay booqdeen ayaa waxaa ka mid ah Sinadaqo, Labidule iyo Gusar, waxaana halkaasi hadalo ay uga jeediyeen ciidamadii dagaalka la galay maleeshiyaadka Alshabaab oo in muddo ah halkaasi...

The Death of Arta Political Deal
Post

The Death of Arta Political Deal

Dr. Abdurahman Abdullahi Baadiyow Somali people gathered in the town of Arta in Djibouti in 2000 to reconstitute the collapsed Somali state in 1991. This Peace and Reconciliation Conference (PRC) was sponsored by the President of Djibouti, Ismael Omar Guelleh, after many failed world-driven conferences since 1991. This PRC was a paradigm shift in approaching Somalia’s...

Ganacsatada Muqdisho oo wajahaya awaamir is diidsan oo ka kala imaanaya dawladda iyo Alshabaab
Post

Ganacsatada Muqdisho oo wajahaya awaamir is diidsan oo ka kala imaanaya dawladda iyo Alshabaab

Muqdisho (WDN)- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Madaale, ayaa maanta dul dhigey gacacsatada caasimadda amar culus in aysan u hogaansamin awaamiirta uga imanaysa kooxda Alshabaab oo saamayn ballaaran ku leh koonfurta Soomaaliya. Md. Madaale ayaa amrey in dib aan loo furi doonin albaabka gacansi ee lagu xiro amar kasoo baxey maleeshiyaadka...

Severe Drought Set to Plague the Horn of Africa in October; Could Impact Over 36 Million People
Post

Severe Drought Set to Plague the Horn of Africa in October; Could Impact Over 36 Million People

At least 36.1 million people in the Horn of Africa, including 24.1 million in Ethiopia, 7.8 million in Somalia, and 4.2 million in Kenya, will be affected by severe drought in October, the United Nations has warned. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said the figure represented a significant increase from...

Nigeria’s Buhari, in last UN speech, raps leaders who extend term limits
Post

Nigeria’s Buhari, in last UN speech, raps leaders who extend term limits

ABUJA, (Reuters) – Nigeria’s President Muhammadu Buhari on Wednesday criticised fellow leaders who extend term limits to cling to power, saying this was having a “corrosive” effect, and promised free and fair elections when the country elects his successor in February. Buhari, 79, who took office after defeating a sitting president in elections in 2015,...

Statement of the Ministry of Foreign Affairs of Ukraine Regarding Humanitarian Aid to Ethiopia and Somalia
Post

Statement of the Ministry of Foreign Affairs of Ukraine Regarding Humanitarian Aid to Ethiopia and Somalia

Press Statement Russia’s aggressive war against Ukraine is the main cause of the global food crisis, which can bring serious social, economic and political consequences for many countries of the world. In response to the food security challenges faced by the population of African countries, on the initiative of President Volodymyr Zelenskyy, Ukraine contributes 50,000...