RIYADH, Saudi Arabia — When Saudi Arabia’s elderly king took the unusual step of naming a deputy heir, the move initially was welcomed as a sign of continuity in a country that soon will confront major questions over the future of its leadership. But in subsequent weeks, the announcement has stirred a rare outburst of...
Author: WDN
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo diiday ka qeyb galka shir 3 geesood ah oo ka dhci lahaa wadanka Kenya, dagaalo ka dhacay qoryoolay oo dad ajnabi oo ka tirsanaa Al Shabab lagu dilay iyo warar kale. WardheerNews
War Saxaafadeed: Dabaaldegga Maalinta Dawlad Goboleedka Jubaland
Mac-hadka Harumarinta Jubaland, Jubaland Development Institute (JDI), ayaa qabtay shir-telefoon balaaran (teleconference) maalintii Sabtida ee bisha May 24keedii. Shirka waxaa gudoominiyay Madaxwayne ku xigeenka koowaad ee Dawlad Goboleedka Jubaland General Cabdullaahi Sh Ismaaciil Fartaag oo Khadka Telefoniga ah kaga jiray Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo. Waxaa sidoo kale khadka telefonka kaga qayb qaadanayay, madax sare...
Weerar sababay dhimasho oo lagu qaaday xarunta Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdishu (WDN) – Weerar ay sheegatay in ay ka danbeysay kooxda Al Shabaab, ayaa lagu qaaday maanta xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee Muqdishu, wakhti ay goobtaashi ku sugnaayeen xubno ka tirsan golaha Baarlamaanka Soomaaliya. Qasaaraha ka dhashay weerarka ayaa la sheegay in uu gaaraayo ilaa iyo 15 dimasho, halka ay ku dhaawacmeen 24 kale oo ay ka...
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan maanta idiin heyno waxaa ka mid ah: Qaraxyo ka dhacay golaha Barlamaanka Soomaaliya halkaasi oo ay weerar ku qaadeen koox la sheegay in ay aad u hubeysnaayeen, Shabaab oo sheegatay in ay ka danbeeyeen weerarka iyo warar kale. Warka oo dhan hoos k dhegeyso
Swift response by security forces to terrorist attack on parliament
Press Release Mogadishu — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed expresses his disgust of this cowardly attack on the Somali Parliament by terrorists today, but applauds the swift response of Somali National Army and AMISOM security forces. The security forces are working hard to contain the situation....
The Way Forward for Somalia
By Abdul Ghelleh For more than two decades, finding the right framework for a workable governance system for Somalia has been problematic for both governments in the West and academics from around the world. To this day, the need to reconstruct the Somali state is being merely considered as a means to counter Terrorism and Piracy,...
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin heyno waxa ka mid ah: Qarax maanta deegaanka Ceelasha lagula beegsaday AMISOM, madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in aysan shacabka walwal ku beerin hanjabaada iyo qaraxyada Al Shabaab ay geysanayaan, Wasiirka Beeraha ee Xukuumada soomaaliya oo sheegay in wax laga qaban doono amni xumada la soo daristay Beeraleyda Soomaalida iyo warar kale
Kenya: Mass Deportation of Somalis
Nairobi, (HRW) – The Kenyan authorities have deported 359 Somalis, including at least three registered refugees, since the start of their security crackdown in early April 2014, Human Rights Watch said today. The authorities have not allowed any to challenge their removal to conflict-ridden Somalia. In the latest move, Kenya deported 98 people, including 12 children, to...
Alternatives for Conflict Transformation in Somalia
By Life & Peace Institute The complexity of Somalia’s situation is evident from the sheer number of domestic, regional and international forces directly engaged in the conflict. The scope of this research project was limited to identifying major Somali political entities, documenting their ideological orientation and political objectives and strategies to achieve their goals. This...


