W/Q Idiris M. Cali Waxaad u’kaadisaaba, ood u kuurgashaaba, mar baad la keentaa. Waxaan liqi kari la’aa aaraa’da ku cabbiran tuducda ugu dambaysa ee jiiftada Af-ku-Siran, taas oo guud ahaan innagu hawadinaysa in aynu garanno, kana soo baxno, doorkeenna dadnimo ee nolosha. Waxaan ku talaqaatay, bilaabayna, qalimidda qooraal aan unkaheeda ku weydiinayo cidda ay tahay,...
Jubbaland Statement on TCC Summit in Kampala, Uganda
Jubbaland State of Somalia would like to express its gratitude to TCC countries, Ethiopia and Somalia forces for the sacrifices made in stabilizing Somalia and defeating Al-Shabab. However, recent communiqué of heads of States and Governments of the Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission in Somalia (AMISOM), Ethiopia and Somalia meeting...
Ethiopia: Police, Muslim protesters engage in deadly clash
By Tesfa-Alem Tekle (ADDIS ABABA) – Hundreds of Muslim protesters during the weekend clashed with police in Ethiopia’s Oromya region ahead of the upcoming holiday of the end of Ramadan, or Eid al-Fitr. The incident occurred in West Arusi Zone after regional police arrived at the scene to intervene the situation. Regional Police on Monday...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 6, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Soomaaliya oo heshiis shidaal baaris ah la gashay shirkad fadhigeedu yahay Ingiriiska, Shiikh Axmed Madoobe oo dhaleeceeyay go,aankii Kampala ee ahaa in Dekadda iyo Garoonka Kismaayo Loo gacan geliyo dowladda federaalka, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomalaiya Cabdi...
Mowqifka Dowladda Puntland ee Xiriirka Dowladda Federaalka Soomaaliya
WAR SAXAAFADEED: PUNTLAND 05 August 2013 Iyadoo la tixraacayo khudbadii Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) uu ka jeediyay Munaasabadii 1 August oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyadda Puntland – go’aankaasoo waafaqsan soo jeedintii Guddiga Wadajirka ah ee Golayaasha Dowladda ee July 24, Dowladda Puntland waxay si rasmi ah u hakisay wadashaqayntii iyo xiriirkii...
Laheystayaal
Qore: Cabdullaahi Janno Magaceyga kuuma sheegayo. Waxaadse ii taqaannaa si qoto dheer. Si ka qoto dheer aqoonta aad adigu isku leedahay. Qabiil aanan ku jirin wuu yar yahay. Waxaan kuu ahay xiddig. Waxaad ii tahay laheyste. Danahaaga ayaad igu aamintay. Oo ammaan iigu dartay. Mowqif iyo mabda’ ma lihi—oo daneyste ayaan ahay. Nasiib wanaag, waa...
PRESS RELEASE : Official Position of Puntland Government on Relations with Federal Government of Somalia
With reference to the public statement by H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole), the President of Puntland, on the occasion of August 1 celebration held at Puntland State House in Garowe – and in line with policy recommendations issued on July 24 by the Puntland Joint Ministerial and Parliament Committee – Puntland Government hereby suspends all...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 5, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Fowsiyo Yusuf Xaaji Aden oo sheegtay in xiriirka ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya uu wanaagsanyahay, qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho ,dadka Muslimiinta oo diyaar garow buuxa ugu jira Ciddul Fidrigav.Mareykanka oo sheereeyay xilliga ay sii xirnaanayaan...
COMMUNIQUÉ:MEETING OF THE HEADS OF STATE AND GOVERNMENT OF THE TROOP CONTRIBUTING COUNTRIES OF THE AFRICAN UNION MISSION IN SOMALIA
A meeting of the Heads of State and Government of the Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission in Somalia (AMISOM), Ethiopia and Somalia took place in Kampala, Uganda on Sunday, 4th August 2013 under the theme “Towards a harmonized Approach by the Stakeholders in Building a Peaceful Somalia“. The Summit, chaired by...
Somalia in Kisenyi
By Owen Wagabaza East or west, home is best, it is said. Yet sometimes, circumstances force us into places we never dreamt of and the only way to survive is to forge a home away from home. Somalis in the slums of Kisenyi are doing just that. Kisenyi slum is synonymous with poor livelihoods and...








