Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 22
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aana idiin heyno waxaa ka mid ah: Al Shabaab oo weerar ku qaaday ciidanka Kenya ah oo maraayay inta u dhaxeyso Hoosingow iyo Dhoobley, Shirkii landon ee looga hadlayay arimaha Soomaaliya oo maanta furmay iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer :    

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer aan idiib heyno waxaa ka mid ah:Maleeshiyaadka Al Shabaab oo soo bandhigtay Agab ay shegeen in uu yahay mid ay ka qabsadeen ciidankii Mareykanka ee howlgalka Shabeelaha Hoose iyo warar kale. Fadlan hoos  ka dheyso warka Raadiiyo Wardheer:      

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay askari ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran oo lagu dilay Soomaaliya  iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Wararka Raadiyo Wardheer
Post

Wararka Raadiyo Wardheer

Wararka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Soomaaliya iyo Itoobiya oo gaaray heshiis wax wada qabsi, Soomaaliya oo ka hadashay dilkii xalay loo geestay Wasiir ka tirsan xukuumada Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo maanta oo Arbaco ah lagu wado in uu tago magaalada Addis Ababa ee caasimadda wadanka Itoobiya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: