Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo sheegay in aysan aqbali doonin in magaalada Muqdisho lagu dhex wato gawaarida ay ku rakibanyihiin qoryaha dhashiikayaasha iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Category: Radio Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Xero ciiddan oo ku taal deegaanka Leego ee Shabeellaha Hoose, Dadka Deegaanka No 50 oo dowladda Soomaaliya ka dalbaday in gacan laga siiyo dagaalka ka dhanka ah Shabaab iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo Riyaadh kula kulmay madaxweynaha Mareykanka iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo saaka u ambabaxay magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya inuu ka socdo dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo dhalinyaro careysan iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ku dhawaad labo kun oo Milatari ah oo maanta laga saaray Muqdisho, dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gobalka Mudug iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Faahfaahin ka soo baxaysa gaari walxaha qarxa laga buuxiyay oo saaka barqadii ku qarxay degmada Wadajir iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa kamid ah: Munaasabad lagu xusayay 15ka May oo xalay ka dhacday Muqdisho, SHabaab oo weerrar ku qaaday saldhig ciiddanka kenya ay ku lahayeen Mandheera iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos kadhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Is rasaaseyn u dhaxeysay Ilaalada Madaxtooyada iyo Ilaalada Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir oo goor dhow ka dhacday Aqalka dowladda Hoose, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada, iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ra’iisul wasaraaha Soomaaliya oo maanta Dooxa kaga qayb galaya shir looga hadlayo maalgashiga iyo abaaraha wadamada ay dagaallada ka jiraan, Maamulka Gado oo sheegay in duqayn ka dhacday Gado lagu dilay hoggaamiyeyaal Shabaab ah iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
