Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ra’iisul wasaraaha Soomaaliya oo maanta Dooxa kaga qayb galaya shir looga hadlayo maalgashiga iyo abaaraha wadamada ay dagaallada ka jiraan, Maamulka Gado oo sheegay in duqayn ka dhacday Gado lagu dilay hoggaamiyeyaal Shabaab ah iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
