Wararka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka mid ah: Soomaaliya iyo Itoobiya oo gaaray heshiis wax wada qabsi, Soomaaliya oo ka hadashay dilkii xalay loo geestay Wasiir ka tirsan xukuumada Soomaaliya iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
