Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamalka oo maanta booqasho gaaban ku yimid magaalada Muqdisho, Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in la xaddidayo tirada ciiddamada XDS iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Category: Radio Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Kenya oo sheegtay in ay Sarkaalkii ku xigay hoggaamiyaha ciiddanka Gado ee Shabaab ay dishay, Doorashadii Galmudug oo dib u dhacday iyo warar kale. Warka oo dhan hoos kadhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Guddiga doorashada Madaxweynaha ee Galmudug oo sheegay in maanta oo Sabtid ah ay Baarlamaanka hor imaan doonaan Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Galmudug iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wararka ka imaanaya degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ay halkaas ku dagaalameen Saacadihii la soo dhaafay iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Guddiga Galmudug u matalayay wada hadalada ayaa ku dhawaaqay inuu bur buray wada Hadaladii ay la lahaayeen Ahlusuna ee ka socday magaalada Muqdisho iyo warar kale. Fadlan hoos ku dhegeyeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ciidanka Amaanka G/Bari oo gacanta ku dhigay Gaari siday walxaha qarxa iyo ragii la socday iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Diyaaradaha aan duuuliyaha laheyn ee dalka Mareykanka oo duqeen ka fuliyay deegaanka Wargaduud oo ka tirsan Gobalka Gado iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqay shacabka la shaqeynta ciiddanka, Shabaab oo dib u qabsaday deegaanka Mareerey iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddanka Ammaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo gacanta ku dhigay laba ruux oo la sheegay in ay ahaayeen Shabaab, Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay eeddii ka soo yeertay maamulka Hirshabeele iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Kooxo hubeysan oo xalay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dilay sarkaal ka tirsan ciiddamada Puntland iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
