Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 24
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Baraawe ee G/Shabeelaha Hoose, diyaaradihii Qaadka ee imaan jiray Muqdisho oo maanta ka degay Jowhar iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dadka degaanka iyo mas’uuliyiin kale oo sheegay in in kabadan 100 ka tirsan Al-shabab la rumaysan yahay lagu dilay duqeyn ay diyaradaha dagaalka Mareykanka subaxnimadii Sabtdai ka fuliyeen gobolka Gedo iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Qeybta Galmudug ka howlgasha ayaa maanta xoog ku soo furtay Ajaanib muddo Asbuuc  iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: