Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Baraawe ee G/Shabeelaha Hoose, diyaaradihii Qaadka ee imaan jiray Muqdisho oo maanta ka degay Jowhar iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
