Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay askari ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran oo lagu dilay Soomaaliya iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
