Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo maanta oo Arbaco ah lagu wado in uu tago magaalada Addis Ababa ee caasimadda wadanka Itoobiya iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
