Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dowladda Mareykanka oo liiska Argagixisada ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab iyo warar kale. Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan:
Category: Radio Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Diyaarada Dagaal oo weeraray saldhigyo ay shabaab ku lahaayeen nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, ee Koonfurta Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ugu yaraan 7 ruux oo ku geeriyootay, halka10 kalena ay ku dhaawacmeeni qarax ismiidaamin ahoo lagu qaaday saldhigaga Booliska degmada Waabari oo ku yaal Waddada Maka Al-Mukarama iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta Boqortooyada Sacuudiga u qaadday qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho ka hor bisha Ramadaan iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Amniga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo Saxafadda kula hadlay magaalada Muqdisho.Saraakiil ka tirsan ciiddamada maamulka Puntland oo sheegay in ay Weerrar ku qaadeen saldhigyo Xarakada Al-shabaab ay ku lahaayeen buuraha Cal-madow ee gobolka Bari ee Puntland iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Kooxo hubeysan oo xalay xaafada Howl-wadaag ee galbeedka magaalada Beledweyn ku dilay Ganacsade caan ahaa iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Degaanka Ceel-lahelay oo hoostaga degmada Xuddur oo dagaal Culus uu ku dhexmaray ciiddamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhexeeyo Shabaab iyo Ciiddanka Amisom ee Kenya oo ka dhacay Baardheere, Maamulka gobollada Dhexe ee Ahlusunna oo ku guuleystay in ay kala qaadaan maleeshiyaadkii ku dagaalamayay degaanka Baanyaaleey ee gobolka Hiiraan iyo warar kale Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamada Qalabka Sida Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta shir guddoomiyay shir degdeg ah oo uu yeeshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Faahfaahin ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan iyo weerar lagu qaaday maqaayadda Pizza House iyo Posh Treats iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
