Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhexeeyo Shabaab iyo Ciiddanka Amisom ee Kenya oo ka dhacay Baardheere, Maamulka gobollada Dhexe ee Ahlusunna oo ku guuleystay in ay kala qaadaan maleeshiyaadkii ku dagaalamayay degaanka Baanyaaleey ee gobolka Hiiraan iyo warar kale
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
