Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dowladda Mareykanka oo liiska Argagixisada ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab iyo warar kale.
Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan:
