Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta Boqortooyada Sacuudiga u qaadday qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho ka hor bisha Ramadaan iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
