Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamada Qalabka Sida Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta shir guddoomiyay shir degdeg ah oo uu yeeshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
