Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Diyaarada Dagaal oo weeraray saldhigyo ay shabaab ku lahaayeen nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, ee Koonfurta Soomaaliya iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
