Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 14
Wararka Raadiyo Wardheer
Post

Wararka Raadiyo Wardheer

Wararka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar mar kale Al-Shababa shalay ku qaaday aagga uu ku sugan yahay wadaadka gooni u goosadka ah Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo warar kale. Fadlan halkan ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka oo war ka soo saartay weerar laga fuliyay agagaarka Gobolka Banaadir, kaasoo la rumeysan yahay in lagu dilay sarkaal shabaab ah iyo warar kale. Fadlan halkan ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Radiyo Wardheer
Post

Warka Radiyo Wardheer

Warka Radiyo Wardheer ee aan iidiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Furaha Soomaaliya oo wadama ka mid ah qaarada Yurub lagu dhaco, Al shabaab oo dib isaga baxday goobihii ay shalay ku weerareen Roobow cali iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dadweynaha Kenya oo maanta oo Talaado ah, 8-da August 2017, u dareeray goobaha cod-bixinta doorashooyinka guud ee dalkaas, wafdi ka socda QM oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Maamulka Koofur Galbeed iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Warka Raadiyo Wardheer  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maamulkii degmada Baladxaawo oo xabsiga laga sii daayay,  xildhibaanno ka tirsan Barlamanka Jubbaland oo ugu baaqay maamulka in la tageero ciiddanka howlgalka ka wada duleedka Kismaayo iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda dilkii xalay degmada Yaaqshiid loogu geystay guddoomiyihii gobolka Galgaduud Ee maamulka Galmudug Alle ha unaxariistee Maxamed Daaci Sheekh Cali Cilmi, Xeraale oo ka tirsan Galgaduud oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhexeeya maleeshiyo deegaanka ah iyo iyo Warar kale. Warka oo dhan...