Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dadweynaha Kenya oo maanta oo Talaado ah, 8-da August 2017, u dareeray goobaha cod-bixinta doorashooyinka guud ee dalkaas, wafdi ka socda QM oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Maamulka Koofur Galbeed iyo Warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka Warka Raadiyo Wardheer
