Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka oo war ka soo saartay weerar laga fuliyay agagaarka Gobolka Banaadir, kaasoo la rumeysan yahay in lagu dilay sarkaal shabaab ah iyo warar kale.
Fadlan halkan ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
